Русия води позорна война срещу Украйна.     Бъдете с Украйна!
Споделяне
Размер на шрифта
Превод
Размяна на местата на текста и превода

Waan Ku Hilmaami Kari Waayey

Shalayna sidoo kale kaligeey baa wadooyinka socsocday
Waddooyinka cidlada ah oo uu uu roobku qooyay
Indhaheyga ilin baa saaran, qalbigeyga xanuun buu dareemayaa. Kuma hilmaamin adiga
Waan ku ilaawi kari waayey, waan ku ilaawi kari waayey
See wax u jiraan i fahan fadlan
 
Ilowshuhu wuu fudud yahay baad tiri, waad la qabsan doontaa baad tiri
Haddey saas tahay adiga aniga i iloow, laakiin ani ha i weydiisan (in aanku hilmaamo)

Sanaduhu aniga iyo adigaba wax badan bay nagala tageen
Adiga intaad guri cusub dhisaneysay aniga qalbigeyga buu burburshay
Indhaheyga ilin baa saaran, qalbigeyga xanuun buu dareemayaa. Kuma hilmaamin adiga
Waan ku ilaawi kari waayey, waan ku ilaawi kari waayey
See wax u jiraan i fahan fadlan
 
Ilowshuhu wuu fudud yahay baad tiri, waad la qabsan doontaa baad tiri
Haddey saas tahay adiga aniga i iloow, laakiin ani ha i weydiisan (in aanku hilmaamo)
Indhaheyga ilin baa saaran, qalbigeyga xanuun buu dareemayaa. Kuma hilmaamin adiga
Waan ku ilaawi kari waayey, waan ku ilaawi kari waayey
See wax u jiraan i fahan fadlan
 
Оригинален текст

Unutamadım

Натиснете тук, за да видите оригиналния текст (турски)

Barış Manço: 3-те най-преглеждани
Коментари