Russia is waging a disgraceful war on Ukraine.     Σταθείτε με την Ουκρανία!
Μερίδιο
Μέγεθος γραμματοσειράς
Μετάφραση
Swap languages

Haddii Aan Wiil Ahaan Lahaa

Haddaan wiil ahaan lahaa, xitaa hal maalin oo kaliya
Sariirta ayan ka boodi lahaa subaxdii, wax allaala iyo wixii aan rabana waan halgaadi lahaa oo tagi lahaa
Wiilasha ayaan khamri la cabi lahaa, gabdhaha ayaana baacsan lahaa
Ciddaan rabo ayaan la tuuran lahaa, cid ii qabsaneysana ma jiri laheyn, sababtoo ah kulligood anigay meesha ii yaalaan
 
Haddii aan wiil ahana lahaa, waxaan u maleynayaa in aan fahmi lahaa, sida ay u eg tahay in gabar la jeclaad
Waan dhaartayee, nin fiican baan noqon lahaa
Waan dhageysan lahaa iyada
Sababtoo ah waan ogahay sida ay u daqmineyso
Markii aad weydo qofkii aad jecleyd, sababtoo ah dheeldheel buu kuu qaatay
kadibna wax walbaad heysatay waa kaa burburayaan
 
Haddii aan wiil ahaan lahaa
Taleefankeyga ayaan dansan lahaa, qof walbana waxaan u sheegi lahaa in uu ga jajabay, si ay ugu maleeyaan in aan kaligey hurdo
Nafteyda ayaan hormarin lahaa, shuruuc ayaana dagsan lahaa mar walbaan sii so socdo
Sababtoo ah waan ogahay in ay daacad ii tahay, oo ay i sugeyso in aan guriga imaado
 
Xoogaa ayaad soo dib dhacday oo iima soo noqon kartid
Waad khaldan tahay haddaad mooday in aan sidaas kuu cafinayo
Haddaad modoay in aan ku sugayo, khalad baad ku fikirtay
Laakiin wiil kaliya baad tahay, ma fahmeysid
Malaha a fahmeysid, Sida ay tahay in gabar la jeclaado
Mar uun in aad nin sidaan ka fiican tahay baad jeclaan laheyd,
Ma dhageysatid, ma kala jeclid sida ay u daqmato
Illaa intaad ka weyneyso qofkaad rabtay, sababtoo ah dheeldheel baad u qaadatay, wax walbaad heysatayna way kaa burbureen
 
Laakiin wiil kaliya baad tahay
Ma fahmesids sida ay u eg tahay in
 
Πρωτότυποι στίχοι

If I Were a Boy

Στίχοι τραγουδιού (Αγγλικά)

Σχόλια