Russia is waging a disgraceful war on Ukraine.     Σταθείτε με την Ουκρανία!
Μερίδιο
Μέγεθος γραμματοσειράς
Μετάφραση
Swap languages

Qalbiga Ka Timid

illaa aan mar kale ka kulmeyno
Illaa aan laabta isa saari doonno
Ilaa aan weji ka weji u wada hadli doonno
Waan ku jeclaan doonaa
 
Sidaas dhan uma fudud
Qalbi jaceyl dilooday in aad ka soo qaado in uusan
Maalmo quruxsan bana soo wada qaadannay
Oo Dhoola cadeyn leh (farxad) oo aad adigu iiga badan tahay (dhoolacadeynta)
Xusuusta baan keydsaday, kulli jaceyl bay ku saabsanaayeen
Haddii aad adigu tagto caashaqa baa joogaya buu gabyaa yiri
 
Xusuusta u badan adigaan kaa keydsaday, kulli jaceyl bay ku saabsanaayeen
Haddii aad adigu tagto caashaqa baa joogaya buu gabyaa yiri
 
illaa aan mar kale ka kulmeyno
Illaa aan laabta isa saari doonno
Ilaa aan weji ka weji u wada hadli doonno
Waan ku jeclaan doonaa
 
Sannado badan baa laga yaabaa in ay qaadato
Murugo ayaana laga yaab in uu wakhtigaasi igu dhaafo
Wixii qalbi laga raboodo (dhab loo rabo)
Lugahaaga ayaad yimaadaan (waad heleysaa)
 
Πρωτότυποι στίχοι

Kalpten

Στίχοι τραγουδιού (Τουρκικά)

Mustafa Ceceli: Κορυφαία 3
Σχόλια