Russia is waging a disgraceful war on Ukraine.     Ukrayna'nın Yanında Olun!
Paylaşmak
Yazı tipi boyutu
Çeviri
Swap languages

Xoogaa Maa I Fahanto

Maxbuus baan isku dhigay
Taleefnkiina ma soo dhicin markale
Anna waxaan is moodsiiyey in aan la qabsan doono
Laabteyda taah baa ka baxaya
Kaalay qoraxda ka xıshoodsii
Adigaa ah wehelka qalbıgeyga
Aniga xoogaa i fahan (isku day)
Jaceylkaaga ayaan u dhimanayaa gacaliso
Dhulal kale baan ku dhimanayaa
Aheey laabta i gali
Xoogaa isku day in aad i fahanto
 
Orijinal şarkı sözleri

Beni biraz anlasana

şarkı sözleri (Türkçe)

lütfen "Beni biraz anlasana" çevirisine yardım edin
Haluk Levent: En İyi 3
Yorumlar