Publicidad

Damla Damla (traducción al Somalí)

  • Artista: Orhan Ölmez
  • Canción: Damla Damla 17 traducciones
  • Traducciones: Albanés, Alemán, Azerí, Bosnio, Español, Francés, Griego, Inglés #1, #2, Kurdo (Kurmanji), Persa, Rumano, Ruso #1, #2, Somalí, Árabe #1, #2
  • Pedidos: Bielorruso, Serbio
traducción al SomalíSomalí
A A

Dhibic Dhibic

Habeenkii qalbigaaga aniga dhibic dhibic ma igu buuxsan kartaa?
Mise adigana ima qaadi kartid oo dhulka maad igu qubeysaa?
Roob haddii aan noqdo oo adiga aan kugu soo dul da'o, aniga ma isku kay qoyneysaa?
Mise adigana ma adkeysan kartid oo ma ban cidlo ah baad iiga carari?
 
Ama maalin haddii aan kufoo kici waayo noloshana aan ka daalo
Ma ila joogeysaa xaaladaha ugu adag markii aan ku jiro?
Mise adigana ma adkeysan kartid oo dad kale baad u carari?
 
Maalmaha raaxada, kuwa rafaadka iyo nolosheyda bar kastaba
Sawirkan cishqiga la yirahdo ma ila joogeysa aniga?
Mise adigana ma adkeysan kartid oo dadka kale baad iga aadeysaa?
 
Waan ku jeclahay haddii aan ku irahdo
Maan og in aad i jeclaani adigana
Gacanta ma i qabsaneysaa
Haddii aan kugu soo dhaco
 
Iftiinka dhaayaheyga baad tahay haddii aan ku irahdo
Maan og in aad i jeclaani adigana
Gacanta ma i qabsaneysaa
Kalsooni buuxda haddii aan kugu qabo
 
Publicado por EngNieruzEngNieruz el Mar, 01/12/2015 - 20:41
TurcoTurco

Damla Damla

Comentarios