La Russie a lancé une guerre honteuse contre l’Ukraine.     Soutenez l’Ukraine !
  • Ebru Gündeş

    Harika → traduction en somalien

Partager
Taille de la police
Traduction
Permuter les langues

Cajiib

Sideed banaanba waxaan ahay qof dhaawaciisa arkay oo kale,
Adiguse xitaa xanuunkaas kuma qosli kareysid
Habeen xaafada isla fadhiiso kaligaa
Meeshaan taagan tahay xitaa arki kari meysid
 
Miirkeyga adiguu kula jiraa markaad iga fog tahay
Alla haddaaan garabkaaga ku seexdo cimrigeyga oo idil
Waxaan u ilmeeyey qadarteyda, sannadaheygii dhalinyaranimada way dhamaadeen
Naga dhaaf (waxa na dhex yaalla) sidii hore oo kale aan isu ahaanno
 
Allaaha ii qadaro sifaadkiisa iyo quruxdiisa
Markii aan helana, wallee farxad darteed in aan la ooyni
Gabagabadu mid soo dagdagto oo rajo fiican ah bay noqon ee yeysan ku cabsi galin
Sababtoo ah adiga maqnaanshahaaga iyo joogidaadaba waxaad tahay 'cajiib'
 
Paroles originales

Harika

Cliquez pour voir les paroles originales (turc)

Ebru Gündeş: Top 3
Expressions idiomatiques dans « Harika »
Commentaires