Russia is waging a disgraceful war on Ukraine.     우크라이나와 함께하세요!
  • Müslüm Gürses

    Evlat → Somali 번역

공유하다
글꼴 크기
번역
Swap languages

Ilmayahoow

Hadduu ay qoraxdu dhacdo maanta berrina way soo bixi doontaa.
Habeen walba Gadaashiisa subax baa ah ilmaheygiiyoow
Qarso rajooyinkaaga, iskana jir in aad u kacdo burburintooda (riyooyinkaaga)
Rajo la'aan iyo yool la'aan in la noolaado way adag tahay ilmaheygiiyoow
 
Insaanka oo dhan jecloow xurmeenna dadkoo idil
Ciil iyo cuqdad caloosha ha ku heydsan, iska iloow oo u daa in ay bartooda joogaan wixii horey u dhacay
Daacad noqo, insaanka mid u adeega noqo (Humanist), ka fikir nolosha dambe (aakhirada)
Iska ilaali (Ka fogoow) xabad quraanjo ah xitaa in aad wax yeeleyso ilmaheygiiyoow
 
Wax allaale iyo wixii la abuurayay koonku intuu soo jirey ilaa wax walboo la abuuri doono inta koonku sii jiri doono
Ha hilmaamin ilmaheygiiyoow kulligood hal maalik ayey leeyihiin
Adoomuhu qadartooda ayey noolaadaan si kastoo nasiib loogu aaneeyo (wixii ay helaan)
Allaaha kaliya ee aan dhicin sinna ha u illaawin ilmaheygiiyoow
 
원래 가사

Evlat

노래 가사 (터키어)

Müslüm Gürses: 상위 3
코멘트