• Rag waa Nacab iyo Nasteexo

Share
Font Size
Somali
Somali
Niyaddu meesheey rabtaa
Qalbigu ku nagaaday baa
Noloshu ey jeceshahaa
Naftaada u qaaliyee
 
Niyaddu meesheey rabtaa
Qalbigu ku nagaaday baa
Noloshu ey jeceshahaa
Naftaada u qaaliyee
 
Waxaad ii tahay Nasteexee
Nacabka aan uga gabado
Waxaad ii tahay Nasteexee
Nacabka aan uga gabado
 
Dhibaato ha ii nugleeyn
Dhibaato ha ii nugleeyn
Dhibaato ha ii nugleeyn
Dhibaato ha ii nugleeyn
 
Waxaad ii tahay Nasteexee
Nacabxa aan uga gabado
Waxaad ii tahay Nasteexee
Nacabxa aan uga gabado
 
Dhibaato ha ii nugleeyn
Dhibaato ha ii nugleeyn
Dhibaato ha ii nugleeyn
Dhibaato ha ii nugleeyn
 
Dunidu waa doorba nooc
Nabsina wuu na eerayaa
Haddii nabarada Jaceeyl
Adigu aad Nabad ka tahayee
 
Dunidu waa doorba nooc
Nabsina wuu na eerayaa
Haddi nabarada Jaceeyl
Adigu aad Nabad ka tahayee
 
Naf baad sidataa ogoow
Noolaha Adi kuugu jecel
Naf baad sidataa ogoow
Noolaha Adi kuugu jecel
 
Dhibaato ha ii nugleeyn
Dhibaato ha ii nugleeyn
Dhibaato ha ii nugleeyn
Dhibaato ha ii nugleeyn
 
Rag waa Nacab iyo Nasteexee
Midaad noqon ama ogee
Rag waa Nacab iyo Nasteexee
Midaad noqon ama ogee
 
Dhibaato ha ii nugleeyn
Dhibaato ha ii nugleeyn
Dhibaato ha ii nugleeyn
Dhibaato ha ii nugleeyn
 
Rag waa Nacab iyo Nasteexee
Midaad noqon lama ogee
Rag waa Nacab iyo Nasteexee
Midaad noqon lama ogee
 
Dhibaato ha ii nugleeyn
Dhibaato ha ii nugleeyn
Dhibaato ha ii nugleeyn
Dhibaato ha ii nugleeyn
 
Naf baad sidataa ogoow
Noolaha Adi kuugu jecel
Naf baad sidataa ogoow
Noolaha Adi kuugu jecel
 
Dhibaato ha ii nugleeyn
Dhibaato ha ii nugleeyn
Dhibaato ha ii nugleeyn
Dhibaato ha ii nugleeyn
Dhibaato ha ii nugleeyn
Dhibaato ha ii nugleeyn
Dhibaato ha ii nugleeyn
Dhibaato ha ii nugleeyn
Dhibaato ha ii nugleeyn
 

 

Comments