✕
Wadnahaa i hinqanaya
كلمات الاغنية (الاسبانية)
kaliya afkaaga
dhamaan shumisyada aan doonayey
waxaan doonayaa inaan dhameeyo
laama seexdo iyada
waxba igama galin
sababtoo ah waxan ogahay inay qarweyso
waxaad igu aragtay naag kale, maxaad ku
falaysaa
runta si aad aragto garaadkaaga kaasho
haddii aad joogaysid ama tageysid
haddii aadan weli isoo eegi karaynin
haddii aad tagto anna waan tagi
haddii aad i siiso anna waan ku siin, (jacaylkayga)
ilaa saacadda tobanka aan dheelno
inta caguhu naga xanuunayaan
haddii aad tagto anna waan tagi
haddii aad i siiso anna waan ku siin, (jacaylkayga)
ilaa saacadda tobanka aan dheelno
inta caguhu naga xanuunayaan
la jooggiisa waxaa ku hinqanaya wadnaha
anigana cagahaaga ayaa i dhaawacaya
waxaan ku dhamayn karaa hal dhunkasho oo kaliya
xanuunkan aad la il darantahay
inaad isaga la noolaato uma joojinayo
waan ogahay inuu ku dilayo
waxaad igu aragtay naag kale, maxaad ku
falaysaa
runta si aad aragto garaadkaaga kaasho
haddii aad joogaysid ama tageysid
haddii aadan weli isoo eegi karaynin
haddii aad tagto anna waan tagi
haddii aad i siiso anna waan ku siin, (jacaylkayga)
ilaa saacadda tobanka aan dheelno
inta caguhu naga xanuunayaan
haddii aad tagto anna waan tagi
haddii aad i siiso anna waan ku siin, (jacaylkayga)
ilaa saacadda tobanka aan dheelno
inta caguhu naga xanuunayaan
la jooggiisa waxaa ku hinqanaya wadnaha
anigana cagahaaga ayaa i dhaawacaya
[Wisin]
yaa dhaxanta kaa qaaday
aniga ayaad i raacaysaa
isagana xafladda ayaad u raacaysaa
sida webi oo kale ayaad u ilmaynaysaa
laga yaabee inuu lacag ku siiyo ama
uu awoodo
laakiin qalbigaaga ma buuxin karo
qalbigaaga maranna aniga iguma hayn kartid
haddii ay jiraan wax aan noloshaada u wacnayn
qaboo debadda isaga saar
cidna kuma joojin karto,
dagaalyahan sare
waan ogahay inaad tahay bahal , horuu soco
oo iska saar
haddii aad tagto anna waan tagi
haddii aad i siiso anna waan ku siin, (jacaylkayga)
ilaa saacadda tobanka aan dheelno
inta caguhu naga xanuunayaan
haddii aad tagto anna waan tagi
haddii aad i siiso anna waan ku siin, (jacaylkayga)
ilaa saacadda tobanka aan dheelno
inta caguhu naga xanuunayaan
la jooggiisa waxaa ku hinqanaya wadnaha
anigana cagahaaga ayaa i dhaawacaya
waxaan doonayaa inaan hal dhunkasho
ku dhameeyo xanuunkan
aad la il darantahay .
شكراً! ❤ تم شكره مرة واحدة |
You can thank submitter by pressing this button |
Thanks Details:
قام الضيوف بإبداء الشكر 1 مرة
تم نشره بواسطة
Abdullaahi shadhuuke Fr في 2016-09-06

✕
ترجمة اسم الأغنية
صومالية #1, #2
التعليقات
- قم بالدخول أو التسجيل لإضافة تعليق
Russia is waging a disgraceful war on Ukraine. قف مع أوكرانيا!
كيف يمكنك دعم أوكرانيا 🇺🇦 ❤️
kaliya waxay ahayd isku day aan ku doonayey inaan ku billaabo ol ole la xiriira in afka soomaaliga loo rogo heesaha iyo dhamaan waxyaabaha kale ee caan baxay si dadka soomaaliyeed iyagoo afkooda adeegsanaya ay uga bogtaan helaanna waxa ay doonayaan si fudud oo aysan u baahnay aqoonta af qalaad.. mahadsanidiin